Puntland oo Gacanta ku dhigtay Doon si Sharci Darro ah uga Kalluumeysaneysay Xeebaha Puntland, Mooshin laga hor yimid, iyo Qodobo kale
- Tobadailynews
- 3 days ago
- 1 min read
Wargeyska Towba Daily News
26/05/2025 28/11/1446
■ Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid Moshin lacag looga Jaraayey Macwiisleyda G/Sh dhexe
■ Puntland oo Gacanta ku dhigtay Doon kalluumeysi oo laga Lee dalka Yaman
■ Madaxweynaha Somaliland oo Kenya Safar ugu Socda, iyo Qodobo kale
Comments