
Maxamed Yaasiin oo afar sano jir ah ayaa u dhintay cunto la'aan, WFP ka digayso in ka badan 70,000 oo carruur ah oo Gaza ku nool ay soo wajahday heerar nafaqo, Iiraan oo weli ku Jirta wada Xaajoodka
- Tobadailynews
- 4 days ago
- 1 min read
Wargeyska Towba Daily News
25/05/2025 27/11/1446
■ Dowladda Jubaland oo digniin Dhanka Khataraha Badda ah udurtay Shacabka Soomaaliyeed
■ Hogaamiyaha SSC-KHAATUMO Furdhiya ayaa kulan La qaatay Qaar kamid ah Xildhibaanada kasoo jeeda Khaatuma State
■ Mareykanka iyo Iiraan oo Wadaxaajoodkoodu Weli aan Miro dhal noqon, samaynta iyo Bacriminta Hubka Culus ee Niyukliyeerka Iiraan
■ Maxamed Yaasiin oo afar sano jir ah ayaa u dhintay cunto la'aan iyadoo hay'adda cunnada adduunka ee WFP ay ka digayso in in ka badan 70,000 oo carruur ah oo Gaza ku nool ay soo wajahday heerar nafaqo darro ah.
Www.tobadailynews.com
Comments