Wararka ugu Dambeeyey ee Wargeyska Towba Daily News, Muqdisho-Somalia
- Tobadailynews
- Apr 28
- 1 min read
28-April 2025 30/10/1446 Hj
Muqdisho-Somalia
Wargayska Towba Daily News:
▪︎ Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa casuumaad Rasmi ah u soo diray dhiggiisa Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo shalay lasoo gaarsiiyay, kadib markii uu Madaxweynuhu qaabilay wafdi ka socday dalkaasi
▪︎ New Delhi, India — Isagoo ka hadlayay isu soo bax taageerayaasha Sebtember 2024, Ra'iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi wuxuu si kalsooni leh u sheegay in xisbigiisa Hinduuga ee Bharatiya Janata Party (BJP) uu abuuri doono Jammu iyo Kashmir cusub, "kaas oo aan noqon doonin oo kaliya argagax la'aan laakiin jannada dalxiisayaasha
Kala soco Websitekeena
Www.tobadailynews.com

Комментарии